(Daawo Sawirro) Dhimashada weeraradii Masjidyada New Zealand oo 49 gaartay

Khasaaraha Weeraro lagu qaaday laba masjid oo ku yaalla dalka New Zealand ayaa aad u kordhay, iyadoo lagu dilay ugu yaraan 49 qof waxaana weerarkan argagax, carro iyo lama filaan ah uu ka abuuray dunida. Mid ka mid ah kooxda weerarka fulisay oo la rumeysan yahay inuu yahay xagjir Australian ah ayaa si toos oo … Continue reading (Daawo Sawirro) Dhimashada weeraradii Masjidyada New Zealand oo 49 gaartay